XUJO PART 59 FULL HD 2021

Publisert 8. mai. 2021
Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Hadaad ka Mid Noqotid Macaamiisha Youtubkan Join Cilick Gareeya Oo Aad Shuruuda Buuxisid Waxaad Daawan Doontaa Filimo \u0026 Madadaalo Kuu Gaar Ah Membar Ka Noqo. Boqolka Qof Ugu Horeeya Waxey Heli Doonaan Abaal Marin. Mahadsanid.Tixraac Linkiga Hoose isticmaalka JOIN
RIIX LINK: nolong.info/window/TaU...

Kommentarer

  • Remeo don't know how to count the money....it seems ......

  • Can someone told me where is the Shop Ismail Abuu mama Fayruus doing the shopping please thank you

  • AJ HH

  • Woow momo faynuus allow cimriga uu dhere

  • Romiyo nastexo wale wa hesataa diracbi tatabo soo gasho hhh hda kulahaa

  • intee soo dhacdeeen feynuus dad maa soo dhacday hhhhhhh

  • wow Abukarbaba Filimkii Kadhexmuuqday

  • Pray for nasteexo 🤣🤣🤣🤣in uu romeo ka kaxeeyo

  • C\xamiid geesisanaa ani camal gaarigaa ilaalinaa kulahaa 😂😂😂😂 kab jinkiisa eheenaa loogiliyi maskiinka asi iyoo roomiyoow rafaatkaan meey kabixikaraan dagaal iyoo dahab bursadoow kkk

  • Filimka wan ka xiiso dhigay qeybo badan ma dawan qeybkaste waxan firsada yaxye iney maskaxda usoo noqotay Abukar masasalka xiisu uyeel

  • Legend Abukar Mahdi Abukar Wlhy Si Fiican Baad uga Soo Baxday

  • Inta hada dawaneso like sar ❤️💞

  • Asc abukar wnku salamay ciid mubarak wll nastexo wn la oynay ani iyo wilasheyda wn ka naxay run run ayan u moday iku salan kodxa xujo dhaman asc

  • Filimkaan saan ugu heysto 2 bari maba sugi kari yaab

  • Abuuja Codka allah UFuro saan Nolol maahe Fahmi wayey warkisa😥😂

  • Ajeey jilinka walida waa ku quruxbadanyahay

  • Allah

  • Dadkan mar hore ika lahay codka abujaa qoral kuso qor hadane ha kuso qorin xujada la shegaba adinka ka koow ah

    • @Abukar Mahdikkkk somaliya la dhaha umadan sabar badane u bahanyihin allaha ku fududeyo hosha haysit wallkey

    • kkkkkkkk ma aragtay meel loo raaco maleh dadkan iyagaa dalbaday qoraalka

  • Mansha Allah

  • Walee waa tagteen

  • Abuujaa warkiisa hanalooturjumo dadkadhahay show ee wadan caadiya warkiisa loofahmaa🙄

  • 27:1 ciyaal bilaajo maxaa laga wadaa

  • filnka ano dawaday aya si dawanoya mar kale xisaha an uqabo lee in Romeo laga dhoco dhemanka wan sugi lahy🤔

  • Abubaker mahdi inu dadka dacada u la jira modayey sowka nagu so jeestey 😂

    • kkkkkk Aniga Cidna Lama Jiree Ganacsi un Baan Wataa Oo Dahabkaan iibiyaa kkkkkkk

  • Mama faynuus waa ano lcg hele wlhi 🤣😂

  • mama finose qosol

  • they are rich

  • Mama faynuus waa habar yarteedi mana is kaseeno adùunyo allow iidhowr

  • Itaatabo soo iibso nasteho😂🤣

  • Indee sodhacden kkkk

  • Ani waxaa ku ciido mahysto😭

  • Family Romeo sitaha udhacay😂😂😂😂

  • Nastexo tiim asbaro hadi aay la safan laheyn ok ayey ahan laheyd

  • Kaalaya bal nistexo iyo ejy maxaa nodhacaa kuwan waa reer dhanoo laga macaashy

  • Mama faynuus 😀😀 dadka lacagtu siday ubadasho aad by ukeenty

  • Hhhhhh wlhi maama feeynuus shactiro socoto waa wlhi dolarka kor ma u kocoo kulahaa koraa u kacay

  • War inanta siiya xaga ninkeda aad ka dhacden 🤣😢😢

  • War Abuujaa ma somalibaa mise waa Nigerian walaalayaalow😶😶😶😶

  • Allah nasteha besnaga dheh walley murug aaaa nagu dishay 😅😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • Abukar mahdiyow kadaa abuuja hdalkiisa wa la fhmayah qrolka aad ku so qorayso wxan u arka niyad jabin wllo adgh talia🙏

  • Kaan dukanka aba yaabe lacagta lagaabey 😂😂😂

  • Asc all team xujo caawa mama feynus waa funny illahoo xifdi. 😂😂

  • Abuja ma waxaa ula jeeda abujahal

  • Janis inlasiyey ahayde bahashu sowta isku dhufatay intaa ku qososhay like Kkkkkk😂😂😂😂😂

  • Doqon iska oy

  • Waiting badly!! Garigan ilalinayah kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • Omar wa fariid

  • Abdihamid fuley afuur ban sosameynayah kulaha 🤣🤣❤️

  • Feynus waqtigi niin somali lagaberyi jirey way dhamadey hhhhh kkkkk ee cumar hadhibin ha iskaa furo naagta ee hadikale Qadiga ba furayah!! 🤣🤣🤣🤣

  • Faynuuus2litir biya cabi jirey iibsigeda jilinka ninka Ka hely

  • Aspuro Abuja keep going big love ❤️❤️♥️

  • M.a keep going bro

  • Nastexo waan jeclahay wllhi nasteexo abaayo waan ku jeclahay wan ku salaamayaa 🥰💕

  • Cabdi xamiid faynuus igu faatixeeya kulahaa hhhhhhh fulay hooyadii magablanto wa caynkaas kadanbana lasoco 😂

  • abuukar mahdi so galay mii mase waa indhahayga

  • Cabdi xamiid fuli sanaa gurigan Jooga afur karana kuye maama faynus waa baa shaley saa ar beesaa

  • Cajib

  • Maafiyada abuukar mahdi miyaa ku jira caadi maahan

  • Jujo inaba Cadi maha Iyo qabta fooda laysdarayo ee Eid insha aallah

  • Away he xalqada kale sa u sugaye qan dale

  • Ciil badana Nasteho gorme xaqeeda heleysa

  • Habenle kadhiga filimka abukarow Ina ader qli masugi Karne🤣

  • Haben walba naarta musliminta bar baa laga xoraya bisha ramadan allow nagu biiri kuwa laga xoreeyay

  • Wlhi wan kaxmade romiyow markuu nasteexo kudhehe xamdi kasoo cunteye😰 muna xafiis gawey ileen ahayd,😂

  • mom faynus wlh wa xarabo ilhow cimri dher iyo ctmd wara si

  • Ha i taataaban Ma Romeo ayaa lagu khalday waaba cajiib

  • Illaahayow! Maama Feynus, ma Michael Jackson oo wax iinsanaya baa? Isagaa oran jiray "this whole lot, and this and that"

  • Romeo, is an excellent actor. Laakin wuxuu ku qurux badan yahay inuu mar walba ku jilo nin ladan oo lacag haysta!

  • Tiim Xujo caad ma aha Roomiyow iyo eedo faynis inaba caad ma aha

  • mamo feynuus iska xarakoo marki adiga iyo ilmahaaga xabsiga niilagu soo guro ayaa noo balan ah.

  • Abuukar inow kuso bire aad ugu faraxsanhy hhh arooski feynuus iyo abuukar yaa xasusto😎🤣🤣

  • Ar feynuusa😂

  • Haa miskiin Nasteexo ayay soo dhaceen

  • Nasteexo yaxye madaxa but ugu dhufo wax wlba wuu xasuusanaaa😂😂😂😂😂

  • Masha Allah so nice

  • Romeo lacagta wey ulabiistay🤣🤣

  • Woow abuuja heer bilajo miya dadkeygi ah

  • 26:04 waxas mama faynuus ishegeyso waruun aniga aya ixeysata 2 years aya xiriga laigu xasida wlhi somali wax jirto ama la gursado maahan

    • @Safiyo Abdiqadir Amiin wll

    • @Shamso Sharaf sx wll Allah hana wafajiyo mid an dhib badnen insha Allah

    • @Safiyo Abdiqadir Haa somalida wa xasid nagta marke daqan wayan madigan in lafuro iyo in laqawo maxa udaxeyo

    • Ma furninka wllo

  • Deg deg siimo door ma dhasho khadro markay ku lahayd ninkaan haku dag dagin wey kaa saxneed nasteexoy

  • Ilko abeeso hoos bay ka xariiraan ma maamo faynuus baa wiilkeeda kaaga hiilinaysa adkayso nasteexo naag iska dhig dhexda xiro

  • Asc

  • ajakiis lacagtano isdhafiiye😂

  • Masha Allah

  • Rag adag wan idin wata sxbyaal

  • Nesteeha don't cry naag iska dhig waa waqtiga aar goosan lahayd

  • Eid mubarak all muslimin meel walbo aad joogtaan nabad ku ciida baan idin leyaahay from ethopia💛🖤🥰

  • Maskiin nasteexo

  • Xaji abukar adiga iyo daman rir xujo wan inda salame

  • Aniga Romiyo sida uu nasteexo u galayo ayan ku haystaa sxb islan xalkeedu waa iska sidas lee wada haysaa sida ay u cabsato iyo tuugtuugideda ayan ka helaa marka aan arko sida ay ugu fican thy jiliinka nasteexo best actor in this film you are the best lady nasteexo suuro badan guul wcn

  • Kkkkkkk

  • 😂tlow lcgtn xgy ka kenan

  • Kkkkkkk Mansha Allah 😂😘❤️👏🙏 Waad Mahad San tihiin

  • romiya in uu dagalka ku dhinto baan urajeynayaa sidaasuu malinkasta gabadh xoolaheed udhacayaa malin kasta ma sidaasaanu ku eegan karaa kkk

  • Jabiso wexeey rabtaa in ay romiyoow qayaanto yaa shakigaas ila qabo

  • Waaa madadaalo aad noo cajabisey filimkani hambalyo ayaan lenahy wilki maskaxda soo tujiyeey thnks aad mamoyinka guryaha fadhiya waa cawisen

  • Mamo feynus sheikh dahir sln sare😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • Maama faynuus kabaha haiga badasho yaaqey lacah aye yeelatay hade

  • Wan ku heysta filimka

  • Soo booqo kanaalkeyga mahadsanid

  • Mastexo qalajo kadaya cilka wa la oyaaye