SAFIYA TUSMA OO KA HADLAYSA SIDA WAX U DHACEEN

Publisert 27. april. 2021
SHEEKADAN WAA IFTIIMINTA BILOWGA IYO DHAMAADKA WIXII DHACAY

Kommentarer

  • Asc Somali Maxamed Ramadan kariim Wxan la hadlaya Walashey Tusmo 👸🏻 Huno Sadar Muuqda sual ka dhan walashey wxan ku leehay Jacayl iyo ixtiraam inba agteyda kaga saidey 🙏 Wxan leehay gabdha somaliyeed 👸🏻 aan anagu isu hiilino isu naxariisano si ilahy inogu naxariisto 🙏 O daya gabdha Adku diganeysan Kor naaged laabo ISMA dheera Wxa ku Dhacy gabdh walbu ku dhici kara e Dumaroow Aan isku Naxariisano🙏

    • Lllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllplplllllllllllllĺllpllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺĺlĺĺllllllllllllplĺĺlllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllĺlĺlllllplllĺplĺllĺllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllllpl LLP lplllllpplpllppppplppppppppplpppplpppplpplpplpppplllppplpppplppplppplppppppplppplpppplpppllplpppppplpppplpppplppppppppplpplppllplpppplppppppppppppppplplpppplpppppllppllppllpppllllpplpppplppplpppplppppplplpppppplpppppplpplppplpllppplplppppppplpppllplppppppllppppllpplplpppppplpplpppppplplppplppplppplppppplpppppppppppppplppppppppppppppppplppplllplllĺĺĺlllllllĺlllllllllllllllllllllllpllllllllllllplpllllllllllĺplppplllpllllllpplplllllĺllllllllllllllllllllpllllllllllllllllllllllllllllllpllllllllllllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllplplllllllplllllllllllllllllllllllllllllllllĺlllĺĺĺllllllĺllllĺlllĺllĺĺlĺĺllĺlĺĺl

    • Habaryahay iskadaa inanka kayar we inta cajuun cajuuso xishoo inacajuun waa inan wanagsan lan shere cajuuso uf uf xishoo

    • Ninkas hatawa ino adika guxumey hamoodin wll sharafta Allah hakaqaado

    • @addoonti alle11

    • @Luis Kashton Yea, I have been using flixzone for years myself :D

  • Abaayo anaaga kujecalaya mcna

  • 77501366

  • Hadi badase Habad

  • Iska samir Wllo ilahay qalbiga haku qabojiy 😥😥😥😂😂😂

  • Waar qofta 7cunug dhashay ee yarka naaskeeda leeg kaga shubatay aamus iska daaba sheekadan iyo fanka shaashada aad soo fadhiisanayso

  • Dowlo sidas

  • Tusmo waligey ma arag laakin xaga fanka ayaan ku jeclaa taageero ayaana u ahaa Tusmo ma aha qofkii la dhibaaten lahaa waa tiirka fanka soomaaliyeed waana ka xumahay waxa ku dhacay Talo waxeey ila tahay in aad ka soo qaado inaydan kugu dhicin horana u soco Alaha ku xafido tusmo aamin

  • Inan gumeed inan gumeed dhalay saqajaana ayaa helay

  • Qisada Safiyo Tusmo in ka badan 10 jeer ayaan ku ceshtay, waana Vedio soconaya 1:37 daqiiqo, waxay la wadaagay Dareen Qaybsi, maalin kasta waan dhagaysta o waan u duceeyaa, Sharaf baan Qalbigayga kuu Hayaa Sharafti iyo Hagoogta Hablaha Fanka Soomaaliyeed.

  • Safiyo Habo Xbbt, waxaad akhrisataa ducada Xawqalada(لا حول ولا قوة ال بالله العلى العظيم) arintaadu way kuu furmaysa sida aad u jeceshay, Tusmo Adkaarta ha moogaan, annaguba waan kuu soo Ducaynaynaa oo wan kula Dareen Qabnaa, Tol iyo Qaraabo kulama Wadaago, lkn Dareenkayga aad baad ugu Xirantay Qaali Dumar.

  • Safiyo Tusmo, Walaahi waa qof aan aad u jeclahay, Aniga oo aan aqoon gooni ah u lahayn, hadana waxaan ula xanuunsaday sidi in ay Ehelkayga tahay, Waxay Mudnayd sidii Boqoradi in loola dhaqmo, Lkn Calaf iyo Nasiibka ayaan Saacidin, Waan kuu Duceeyay Ramadaanka 10 kiisa Danbe, waxaan ka Dhur-sugayaa Farxadaadi, Qabkaagi iyo Hankaaga inuu kuu suu laabto oo kuu sii kordho. Inta Dareenkaas ila qabta is Muujiya.

  • Kaa aad u xaraysay aniga iga iibi wll

  • ❌_____WaLaahi waa dhilo wayn oo kitaapkii peenaysay Yarabii ____ noo danpi Dhaaf🤣

  • Subhaan Allah rabi ayaa idiin kala cadaalad samaynaya wll rabi talo u daah cabdi sixiroole uu qiiqayaa yarku qiiqayaa

  • Mamo safiya alle haku sharfo hadal hooyonimo ayaaa kaaa muuqda

  • This is so sad” 😥 is it true gabdh ba is gubtay dartiii?😢🤬 he’s sick😭

  • Waxn kugulatalinaa in aad noloshada bnadasho oo aad kadhigto mid diimed hadana cimro aad waxwalba farxad aa kadmbeso

  • Alaa safiyoy abayo mis kina tahay walahi waxa hayso soo daa an dhihi laha ceebtu ma kaligay igu dhace naa.ninkagu aha asana ceebaye ma ha ween ku unba cebtu qabata sorry calakuli xal ninaa kuwa dumarka xumeyo ilaahay cadaabta ha ku fogeeyo

  • 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sory hooyo mcnto dhibkaaga waa dhibkayga wlh qalbiga idanqaday😭😭😭

  • 😪😪😪😪😓😓😓 sorry abyo

  • Safiyo tusmo wall nindumar waxyeel isdhaho dumarna ceeb malahee ceebee isdhaho ogow hoyadiibuucaaye adi waxba kumayeelin

  • Salama aleykum, wllo waxani waa qadr allle inay sacads dhacado sidasina o dhacdo, Adigu gabadh fican baad tahay waan ku aminasanahay Inaad runta sheegayso Alxamdulilah, Mid kale aya jirtan u melen adigu waxan u melenaya Inaad dinta islamka aad wax ka taaqna markasi horta mid ogow ino qofka wanaagsan ama dinta o etixam badan la kulmi dono Laakin ka jahilka ah waxba ma garanayo isago, Manshallah gabadh fican baad tahay waan ku so ducaynaya

  • Nin mahin kas

  • Jiu

  • Ui

  • lkn adi doqon maasthy

  • tusmo hada maxaa xal ah hadaadba sidaa sameysi

  • Iska naar beldn ad ado inta leg carurta ku gydy

  • I'm very sorry sister be strong woman

  • Asalamu Calaykum Yaa Ahlu Somal. Uduceeya Labadaba Wixii La isku hayo Waxa La isku Yaha kawayn. Somali baynu isku Nahay wiil iyo abtigiibaynu isku Nahay. Somaliyey ilahay aynu Ka cabsano dumarkana fadeexada Ka dayno aakhiro waa la is waydiin beenta dadka aad u soo Gudbinaysan idinkoo Ku Raadinaaya Fiyuus. Ha la is caafiyo waa maalmihii khayrka Badnaaye. Dulmigu ma wacna. Ilahay in badan bu Ka hadlay. S,W عن الله تبارك وتعالى أنه قال يا عبادي إني حرمت الظلم على نفسي وجعلته بينكم محرما فلا تظالموا Ragaw Dumarka Ceebahooda Hadaad Raadiso. Adigana Rabi Ceebahaga oo dhan Asturi maayo. ILAAHAY DUMARKA HA INOO ASTURO AMIIN RAGAW IDINA DUMARKIINA SOMALIYEED ASTURA CEEB RAADIS HANOQONINA. اللهم استر عوراتنا ، وامن روعاتنا، واكرمنا ولا تهنا، واعطنا، ولا تحرمنا، واثرنا ولا توثر علينا ، وارضنا وارض عنا ، وزدنا ولا تنقصنا ، واعنا ولا تعن علينا ، وانصرنا ولا تنصر علینا امین امین

  • Walalahey groupka safiya tusma ayan ahey alaha kugu bedelo wax ka wanaagsan like supscrip ii saara

  • Salan la mid abaayo safiyo tusmo ramadan kareem aneen ❤

  • Doqontan. Indha adgaata👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • Asc dhamaantiin soomaaliweyn Salaan sharaf sister tusmo aniga waxan kudhihi lahaa sabarka dugso insha allaaah

  • illahy qalbiga haku kabo calaamo lagu tusaye Isagna illahy haso hadeyo o xaqa hatuso😣😪

  • Habaryar mcn wan kaxumahy waxa kugu dhacy lkin maxad udhihi way say amaan isii cab adan lahen sida kuma raacdo habo mcn

  • Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/GORFQtjrspjL1wnZvbvKLX Forever living waxay no haysa fursad shaqo hada rabta inaad ka faidesato so qabsa link hosa mahadsanidin

  • Sheekadaan wàaa layaabay gabdhaan haday saaan run Ku sheegayso waaaa gabdh aaaan caqli lahayn waaayo NIN aaan qabin seee lacag intaa leeg u siiisaa

  • Why you making soo interesting about your history and your love life Somali people's have their own difficulties struggling their daily life majorities no one's is interested have a life Madam

  • Mama safiya tusmo ilaahay waxan kaaga baryayaa in ilaahay kuu hiiliyo

  • Talada walashaay tusmo ujeediyo wll maad iskadhaaftaan

  • Safiyo tusmo dad ka rag yoyo Dumas Hadi ay isqabtan garu umasina dad kamadhadhac San tusmo mareykan ugatimid rumasho

  • We bleave tusmo 🥰

  • yaan laxidhin markaad dhahday baa madaxa i qarxay xitaa dabool iga saarmay dhibkaatada ay tabanayso

  • Safiyo Tusmo iska ilow somali waxey dhahdaa ceeb waa sedax mallin ee iska illow waxii dhacaye marka sofadhisato arimo kale keen wan kugo tagersanhye

  • Ilahay haku caawiyo maamo

  • Iska sabar hooyo🥰🙏🏼😡

  • Wxaas cml waan togaan lahaa

  • Ilaahay Hakuu Gargaaro Wll Safiya

  • RAMADAAN KAREEM

  • Wllhy mar kasan ragaba naca hoyo alle qalbiga ha ku qabojiyo ragu ma wada xuma lkn qar xuun ba ku dhex jira

  • Khabaxd been badan aya thy

  • Sorry wlhi Qalbigaaga ayuu QODAX ku noqday😢Alle qalbiga hakuu qaboojiyo Amen yaa Rabi

  • Paul

  • Alle wa dumare mu gursado

    • I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab

  • He sounds like he's a bipolar narcissist. Subhanallah..so many somali people have mental health issues that need to be addressed

  • Kalmaday tidhaaho wuuu yidhi wlhi wxd moodaa inuu isagii hada hadlayo Inan Gumeed Inan Gumeed Dhalay Samaroon Wxn leeyahay Ninkaa Gabadha Magteedii Ka Qaaaada...!!!

  • Naa u got busted nayaa come out with better Thant that .

  • Nasiib xumaa Ugeysay xaqiiqadii in uu ku helay adiga hadan uu ku dayacay.😥😥😥

  • Lkn madan carur laheen lacagta maa ayaga meel udhigto intaa sinatra isaga

  • Cadawgaaga unoolow safiyo ciiltira samirka badi waad gabadhu guusha

  • nin aan ku qabin sideed ooga ogolaatay waxaas oo dhan guur ma qarsooma lacag keen markuu ku yiri ayaat ka gaabsan laheed waano ha kuu noqoto

  • My my ma qaldanid alaah ayaana kuu abaal gudaya insha alaah

  • Salan sare seynab ixtiraam mhdsnd wlshs. Sida wngsn ad ula talisey & wanadada wngsn marku qof dumara dhib ku dhoco wan kula qaba iney hal meel uga wado jeestan oo aaney is kala qaa qaadin waa iney is cawiyan adunka waxan dhicin ma jirto lkn waa laga gudba hora loga socda wl hadad isku xafad tihin laxiri oo lataliyo is arka hadad waqti hayso fikradaha la wadag wa inan is cawino meel walban joogno kor haween kobo ismadheera fikirkaga wngsn aad bankaga mhd celinayaa illahey ha idinxafido adiga &carurtada

  • Thanks. SiS😍🙏👍

  • Waxaad aad ledahay heygu dhacaan asigeey kudhacayaan insha alaah duli

  • waxa iga yabiyay inu jiro qof sidan wiilkan ubuka inu jiro lakin alla jira jirina dona laga yaba inu ilahy balayo kale kaga weciyay way jiran masibo ka wayni wlll lakin ha qalbi jilicsanan

  • Maashaa allah safiyo geesiyad baa tahay ninkaana Allah haka abaal mariyo waxa uusameeyay

  • daacadnimadu ha kuu hiiliso

  • I am sorry for what happen to you. Be strong. Pray Allah to give you peace. Aameen yaa Raab

  • SubhanAllah 😭😭😭

  • SubhanAllah

  • Illahoow qalbikeyda daji aamiin dha ha 😪😪😪

  • Habar yar Macan hadaad sinesatay adiga ayaa laku xisabinayaa ciidii ku aminsan iyo kuwa aan ku Amin Sanen ba wax ee kaaa badali kartaan malahan høre u soco waan daremaya waad ku waneysaan quf WENAYAa tahay hada jacel qaday lkn somali waan qancinaya hadaad dhahda waad wala neysaaa eee cadi iska dhig ha a u bixin waxa la dhaha haya fillm waxba ikama kalin ladha haya dhagso

  • Jacel yaraaan wenaan malaha QUF WAXJECLADAY ADIGA UGUMA HORESID WAA DAREMI KARAA

  • Man fahmin weli

  • Ax ax ax ax 😭😭😭😭😭😭

  • Waxaad qarsata wayku qarsadaan kasheekeey

  • Malaaig ma ahan maxaad udhoorw dhoowreeysay ka sheekeeywa ligaa

  • amin amin amin amin ya rabi

  • waa runta

  • Asc

  • Ilahey hana asturo

  • Tusmo ani gargar alln kuu weediiyay

  • Walaal ha dambaabin illaahay siduu rabuu awoodaa oo dharaar ka dhigi karaa wixii uu doono saad mooday maaha xoog buu leeyahay xeelad buu leeyahay wuu ku maqlayaa ku arkayaa ha moodin in aanu waxba cadayn karin ama aadamoo kale yahay xaggee eegtay sow dunida isagu maleh cirka iyo dhulka iyo inta u dhaxaysa

  • Allaha kuxafido walal marwalbo garabkaaga ayaan ahay duco iyo garab inshallah dhammaan gabdhaha Somaali yeed.sharaf ayay mudan yiin.

  • Waa ramadan wan 10 ugu danbeyY allah ka baryena gbr walbo dhibkaa hesto midke hoyo tusmo cml.allah la baryaa in naga dul qado ceebahena allah asturo allah kaliya gbr nasiin karew

  • Safiyaay Dhaartaada Na Deeqda Indhahaade Ka Muuqataa inaad Run Sheegeysid Abaayo qaali Iska Sabar Farxadi Waaa Kuu Hadhowe Inshallah Guul iyo Gobonimo ayan kuu rajeynayaaa qofti Dhaarata Waxaa Ka Xun Kii Aamini Waayo Ciyaalkeeda Ayay Ku Dhaaratay Hooyana Caruurteede ifka U Jeceshahay Ee Kuqanca Soomaalaay Aniga marki Hore Waan Kuqanacsanaa Hadalada Safiyo Oo Been Luguma Baran qofka Beenta Sheegaya Waa Cabdi Ciise Cajuun Oo Indhahiisa ayayba Ka Muuqatay Ee Sheekadaan Hala Soo Afjaro inshallah Safiyana Waxaan Ilaahey igu Baryayaa inuu Ilahey Xaqeeda Soo Dadejiyo inshallah

  • 😭😭😭😭ax xanuun badana wa qisadii ugu xunun badned abid aan dhagesto balse alx dadka hadalkodo aniga ma amino wayo hadaladi danbo oo safiyo lagabeen abuuranayay ban amini laha wayo safiyo waa qof mesanman oo waxyabahas iskalafac weyn ilahow udhibdhaam hoyada somaliyed

  • Asc wll tusmo sharaf wll wxkasta wadhacan adunkan lkn fejignow

  • wajiga iskaso ferey habaryaro naga xishoo beeni raad malee

  • عَنْ اللَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى أَنَّهُ قَالَ يَا عِبَادِي إِنِّي حَرَّمْتُ الظُّلْمَ عَلَى نَفْسِي وَجَعَلْتُهُ بَيْنَكُمْ مُحَرَّمًا فَلَا تَظَالَمُوا

  • Abaal kaa ayaa Ku helay adoo qof Wayne ah maxaad umeher xaday hablihii yaryara ayaan yeelin sidaa hadana iska ilaw sheekadaa ka hadh

  • We love you mama

    • You are naive and he was manipulated but how did you travel to this deval man but you are woman who where in love ilaahay u samir

  • Alle.hakuu.saqiro.qofkastoo.isku.dayo.xumantada.asiga.alaha.ku.cesho.aamiin

  • Kkkkkkkkkkkkkjwaaninwaalan

  • Nin xuni muxu gabar kudhaely

  • Any tribalistr is not somaliland walaal la tasho adeero sheekh cabdilaahi cali jawhar oo ah farakutiriska ka nool waxgaradkeeni

  • Hero we love you sister