SIDEE U DHACDAY TOOGASHADA SADEX WIIL OO WALAALO SOOMAALI AH

Publisert 1. mai. 2021
LABO WALAALIHIIS AH AYUU TOOGTAY ISAGANA YAA TOOGTAY WAREYSIGA KA BOGO

Kommentarer

  • Maxaa looga sheekeyn maanta sida toogasho udhacdey .shalay markii hoyadi iyo walashi ladulmiyey cidina ma garab istaagin .😔😔

  • Allah waa shuhada labadaa wiile ahlul quraanka ah jannatul firdowsa hoygooda haka yeelo.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • Allah ha u Naxariisto Aamiin.

  • ah allah unaxasito

  • shiiqa xumaanta wiilka wax dilayba wuu sheegaye muu sheego sababta hooyadiis u dhimatay?!

  • Ina lillahi wa ina illayhi rajicuun illahay ha u naxaristo wilashas yar yar koley qatumo ficn ayey ku dinten bil Ramadan ayeyna dinten allah yarxam😭😭🤲🤲

  • Cuqadada yaa abuuray waxaa aburay dadkii fakiyey ninkii dhibatada geystay kumunitiga soomaalida iyo ninka ehelkiisi aakhiro iyo adunba waxaa tihiin danbilayal.

  • Allah unaxriista Jannada Allah ha ku waraabsho

  • Subxaanallaah

  • 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • Allah haunaxaristo

  • Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha u naxariisto

  • Sheekhow wiilkaba waxaa lee dahay waxaan u malayn in uu drags uu isticmaali jirey ee maxaa uga gaabsatey odayga wiilasha uu diley dhalay ee ilmaha yar uu adeerka u yahay kufsadey??? Wlhi eedada in uu dilo ayey ahayd lknse aabaha u shageeyey wiilashaas masakinta ah!! Alle naartii jaxiimo haku fageeyee

  • Asc asxaabta kuxeran #janaalkaan🙏waxan idinkacodsanayaa in aad igaarsiisaan 10k subscribe weliba allihii na awuurtey dartiis👏dembigaaga iyo dembiga waaladiintaada allah dhaafo🤲

  • إنا لله وإنا إليه راجعون

  • أنا لله وإنا إليه راجعون اللهمأجرني في مصيبتي وأخلفنا خيرا منها 😢😢😢😢😢😢🤲🤲

  • 😭😭😭

  • Allah yar ham

    • 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • اناللہ وانا الیہ را جعون

  • Xasbuna laaha

    • Subxanallah jazajakallah khayr shiek Kuli nafsi dawqital mowt🤲 Allahu yarahma rahimin

  • الشيخ لم يقل الحقيقة ومن السبب في ‏هذه المأساة. عم القاتل اغتصب ابنت اخوه المتوفي وعندما علمت الام بذالك بلغت رجال المسجد الذين بدورهم بلغوا العم المغتصب الذي قام بقتل الام وساعدوه اهله ليهرب ويعودالى الصومال. القاتل راى امه تقتل واخته تغتصب من قبل عمه ؟ والاصعب انهم قاموا بحمايه ومساعدة العم من الهرب من العدالة. الله ينتقم من كل من شارك في هذا الظلم . والله للموتى.

    • Amiin allah haka so saaro xaqa mama iyo caruurta dhan hadii la ciqabi lahaa caruurtas musiiba da ku dhacday kumey dhacdeen wlhi somali qabiil ba damiir ka dhimiyay subxanallah allah ha uwada naxariisato caruurta iyo hoyadod

  • 😭😭😭😭😭😭

  • 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • Arinta Ninka wadad u ekaha aha ee dilay xaaskisa kufsaday gabdh u aderka u aha Taas wad ka gaabsaneysa so ma aha Wiilka Hooyadis ladilay arinkisa wad ka hadlesay wa yaab wlh

  • Allah unaxariisto

  • Asc

  • waxaa kadambeyay galada aan horomarka uogalayn islamka walalkodna baa losoo adegsaday

  • Subxanallaah!

  • ALLOOW unaxariiso lawadaas wiil

  • انا لله وانا اليه راجعون الا يرحمه😢😢

  • subxanallah illahay naxaristi jano haka warabiyo wiilasha waa Arin murugteda wadata walalki dile silac bu udhinta gacan wll illahay inaguma sababo Amiiin 🤲🏻🌙😢😭

  • Shiikhu been badanaa

  • 😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • Subxanallah jazajakallah khayr shiek Kuli nafsi dawqital mowt🤲 Allahu yarahma rahimin

  • Ina kagaabsada jeclahay kuma lohoo Sheekhoow hooyadana cabtooy waaye Sheeg wixii jira Munaafaqad ba kudhashaye Walalkusheega hooyadi lama dilin miya shuuba ku dhashay sheekh mustafoow siil ka hooyada ba cadaalad kasugayna miya

  • War aniga xata mid adeer fursad hada. Kuheli lahaa wa kujana tagi lahaa wallahi wiilkaas hooyadii ba hortisa lagu dilay walaashiis ba la kufsaday isaga Hadaan ahaan lahaa macal eedada kudari lahaa

  • Sheikhu been badaanaa wiilku cuqdad baa kujirtay oo u dilay ciyaalka muxuu ugu dhigayaa nin cadaana oo diin nacayb ahaan udilay...... Haday naf leeyihii wiiilkaas bay u caqli celin lahaayeen

  • Malaha depressed bu ahaa subhanllah

  • Wiilka wax dilay wuu xanuunsaday ee yaan lagaaleeyn hadaad dad muslim ah thn

  • Allah u naxaristo dhamantood

  • Sheekha maxaa ka khaldan قيل وقال buu noola yimid

  • Subxaanalaah waa arin naxdin leh. Mucjiso ayaa ku habsatay reerkaas.

  • Subaxaallah ya Allah Swt 😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲 May Allah Swt give them Jannah

  • Alla ha unaxariisto waa bil ramadane rabbow janada guri uga yeel😭😭

  • Subxanallah inalilahi wainaa illeyhi rajicuun

  • Walaala muslimiin waa idintuga waa 10ka dambe ee ramadaanka plz aan uwada duceeyno family gan qasatan wiilkan yar ee 20jirka wlhi yaa og inee isku yaacay oo qof waaniso uu waayay 🥺🥺plz igula dara ducada marka afurtaan family gan /wiilka 20jirka🥺🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 Subxanallah

  • Runta sheega Wiilasha yar iyo kan weyn waa iska hooyo kies yaryar aabahood baa dilay hooyadood 25 jirja walashiis waxa kufsaday adeerka dhalaywiilasha yaryar. Eedada ayadaa walalkeed wadanka ka dhoofisay wiilka 25 jirka hooyadii oo la dilay iyo walshiis lakufsaday baa u sabab noqotay. Inalillah wa ina ilaheey rajucuun waa masiibo Aad u weyn. Somali runta maba sheegaan

    • 🙄🙄🤔🤔😤😤😤INNAALILLAAHU WAA INNAA ILEYHI RAAJUCUUN😤😤😤 😤 😤 😤😱😱😱😱😱

  • Allaha u naxariisto dhamaantooda

  • Waa geeri nahdinleh alaha u naxariisto Walaalaha somalida ee isticmaala soo shalmediha waxaa ka codsanaayaa Sida sh. Mustafa ugaabsaday arimaha qaar in aad uga gaabsataan kuna ekaano in aan u ducayno. Si aysay dhacdadan oo kale dad ay soo martay dhiirigalin ugu noqon

  • Haben walba naarta musliminta bar baa laga xoraya bisha ramadan allow nagu biiri kuwa laga xoreeyay narta 🤲🏽😭😭

  • Citizens Must Protest Against the Thieves, corruption, propagandist Hassan Sheikh Mohamud Hassan Ali Khayre Abdirahman abdi Shakur Sheikh Sharif Ahmed Madoobe Sa iid Dani

  • ina lilahi wa ina ilahey rajacun ilaho janadada ku awal gud labada marxun

  • Alaha ha u naxaristo wilashaa shahiday janadaa laha hanagu gulansiyo amin dhaahaa somaliyey

  • Ale ha uu naxaristo ax xanun badan 😭😢😥😥😢 walalo isa dilay

  • Subxanallah Allah ya raxma Amiin

  • Xasbinalahu wanicma wakiil inaalilaahu wainaa ilayhi raajucuun ilaahaw unaxriiso wiilashaa 😭😭😭😭

  • 😭😭

  • إنا لله وإنا إليه راجعون

  • Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raa jicuun

  • Qof walba sidu rabbi uqoray ayuu ku dhimanayaa ee Allah unaxariisto dhamantood 🥺

  • 😭😭😭xanuun badanaaa ilaahow unaxariisto

  • 🙄🙄🤔🤔😤😤😤INNAALILLAAHU WAA INNAA ILEYHI RAAJUCUUN😤😤😤 😤 😤 😤😱😱😱😱😱

  • Niallhi.wanailehi.raajacun

  • Qader Allah ayaa dhacay. Samir iyo iiman ALLAH haka siiyo cidda dhibtu gaadhay. Waxa cad in wiilka dhibta marka hore geystay ahaa nin caafimaadkisu ka lumay oo jirran si xooggan.

  • Inalilah wa ina ilahey rajacun allaha u naxaristo

  • Allha ha unaxariisto jaanada fardawso hakawarabiyo

  • Inallaih waina lilalhi kaa rajicum allow u naxariso willal aad u fican waaye wana isla daganahay

  • الله يرحمهم ويغفرلهم waa musiibo waa qaracan

  • انا لله وانا اليه راجعونwaa Geri murug badan

  • Ciyaalka isku aabo ayay ahayeyn wiilka wax dilay hooyada waxa hore udilay aabo hiis cunuga cuqdad uu abihii uu u qabay darteyd ayuu walalhis u dilay subxanaAllh

  • Ilaahay ha u wada naxariisto aamiin 😭😢 war aad u naxdin badan weeye

  • Allaha unaxariisto wiilasha xufaada Ah

  • Inaa lilahi wa inaa ilahay rajuciin. Illahay ha unaxariisto wiilashaan yar yar ee quraan hafidka ah. Edadoodna samar iyo imaan Illahay haka siiyo.

  • Waa Geeri Aad Umurug Badan Rabi Naxariistii Jano Haka Waraabiyo Labada Will Ehalkii & Umada Somali Samir & Iimaan Hakasiiyo...

  • Subbxanallah 😭😭

  • 😭😭😭😭allowa u naxriso

  • Subaxanalaa 😭😭😭😭😭😭

  • asc

  • May Allah have mercy on Hanad's soul. The trauma of having your mother killed by your uncle, the same uncle that abused your sister must have been unbearable. A whole family wiped out by the actions of the evil uncle. I heard that he escaped to Somalia after killing his wife too. May Allah have mercy on the souls of the mother and sons and may He protect the daughter. Shame on this iman for being so callous about the trauma suffered by Hanad.

    • Su aasha meesha taala waxaa weeyaan. Yaa la aaminaa hadii iimaankii misaajidku arinka Qarxinayo.... From now the question is who can’t we trust if that Iman not tell the true about what happened.

  • إنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمه ويتقل جنه

  • 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • inaalilaah wa inaa ileyhi raajicuun waa musiibo qoys is laayay

  • Waxanuun

  • Miskiinka wuu xanuunsanaa wax caawiyana mahelin. Hooyadiis baa lagu hordilay walaashiis baa adeerkiis oo hooyadiis qabay kufsaday ninkii waxaas oo dhiba ugeystay reerka na waa laga saaray American oo somalia ayaa loo dhuumiyay. Allah haunaxariisto 3 doodaba..igadaa somalida American joogta warkooda xaasidiinta. Hooyadiis iskama dhimanin ee wixii dhacay sheeg oo Allah kabaq sheekhoow

  • They call this man an imam? 😲😲 what an ignorant man. Kulahaa “drugs bu isticmaali jiray”. He knows nothing about historical trauma. He knows nothing about PTSD! He never asked himself “Hanad (the killer) saw his mom murdered. He knew his stepdad sexually abused his sister. Maybe this led to his mental instability “. Waxanoo kale ba Sheikh isku sheegaya.

    • @فوزي معلم “he didn’t bad mouthed him “ when he’s calling him a druggy? No one instance did he show any compassion to Hanad. He never placed blame on the man who started all. He was also ashamed of speaking about the root cause of this family’s tragedy. Something the community outa stop hiding it. Sexual abuse cannot be hidden. It must come to the forefront. It must be discussed.

    • The sheikh spoke with the truth, reporting what he witnessed and of course he is the imam and knows congregation. He didn’t bad mouth him and admitted that he had mental problem after his mother’s death. Wadaatada ha ku deg degin.

  • MUSIIBO INTAY KA MAQAN TAHAY GURI KALE AYEEY KU JIRTA WAA 10 DANBE RAMADAAN MUSIIBOOYINKA ALLAH NAGA BADBAADIYO GAFKEENA IYO GEERIDEENA ALLAHA MA KULMIYO AAMIIINTA KU DARRA

  • allah haa un axarisdo 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • Axxxxx

  • alle haww naxariiisto aaamiin

  • Allah unaxaristo may Allah grant them higher Jannah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • Xanuun badnaa

  • لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم استغفر الله واتوب اليه

  • 😭😭😭😭😭😭 ilaahow unaxariso labada wiil

  • إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء لله

  • Mar walbo oo aan sawirkooda arko ilin baa igu soo istaakta xiligaan aan wax qoraayo waan ilimeynayaa wax kalana uma ilimeynaayo kaliya waxay tahy I waxaan dareemayaa xaga alle booska ay ka dageen ee aadka u wanaagsan hadaad maqasho ehelu jano waa wiilashAs yaarabi adigaa ku cilimi badan waxa aduunkaan ka dhexdhacaayo habeen iyo maalin 😫😫😫😓😪😭😭😭😭😭

  • inaa lilahi wa inaa leyhin rajicun Allah unaxariisto

  • Ax Allah unaxristo jandul fardawsa Allah ka warabiyo waaa geeri xanun badan 😭😭😭😭

  • Alahow u raxmo allah xanunbad naa yaa allah

  • Allah unaxaristo

  • SubxanaAllah