SONNA PRODUCTION

SONNA PRODUCTION SONNA PRODUCTION

  • 30
  • 32 mill

Video

5:11FARTUUN KAREETO OO SOOMAALIDA TILMAANTAY
1:37:24SAFIYA TUSMA OO KA HADLAYSA SIDA WAX U DHACEEN
10:44DADKA IYO RAMADAANKA// DR. MOHAMED HASSAN
1:00:06XASUUSO AAKHIRDA WA MUXADARO QIIMO LEH
15:55IMAAM MIHAMED DIINI IYO RAMADAANKA
IMAAM MIHAMED DIINI IYO RAMADAANKAGanger 35428 dager siden
1:23FARIINTII TUSMO OO SAAMEYN WEYN YEELATAY
7:49FAHANKA A ROLL AND B ROLL
FAHANKA A ROLL AND B ROLLGanger 1 kMåned siden
2:50SAFIYA WAA LIBAAXAD// JUBA YARE
SAFIYA WAA LIBAAXAD// JUBA YAREGanger 24 kMåned siden
2:06MAAXI YARE " TUSMOOY HA JABIN WALIGAA"
3:17MAXAA NASRO DEGAN KA OOHIYAY?
MAXAA NASRO DEGAN KA OOHIYAY?Ganger 21 kMåned siden
4:53TUSMO WAATUMA // SHEIKH HORSED NOAH
7:56BARRO CAMIRADA QEYBTA ISO
BARRO CAMIRADA QEYBTA ISOGanger 7502 måneder siden
14:34ALLAH MA KU SHUKRISAA// DR. MOHAMED HASSAN

Kommentarer

  • 77501366

  • Hadi badase Habad

  • Iska samir Wllo ilahay qalbiga haku qabojiy 😥😥😥😂😂😂

  • Waar qofta 7cunug dhashay ee yarka naaskeeda leeg kaga shubatay aamus iska daaba sheekadan iyo fanka shaashada aad soo fadhiisanayso

  • I love ❤️ ❤️ ❤️ 💕 💕 safiyo tusmo sideey u jisho riwaaydaha kkkkkkkkkkkkhhhhhhhhh

  • Dowlo sidas

  • Tusmo waligey ma arag laakin xaga fanka ayaan ku jeclaa taageero ayaana u ahaa Tusmo ma aha qofkii la dhibaaten lahaa waa tiirka fanka soomaaliyeed waana ka xumahay waxa ku dhacay Talo waxeey ila tahay in aad ka soo qaado inaydan kugu dhicin horana u soco Alaha ku xafido tusmo aamin

  • Inan gumeed inan gumeed dhalay saqajaana ayaa helay

  • Qisada Safiyo Tusmo in ka badan 10 jeer ayaan ku ceshtay, waana Vedio soconaya 1:37 daqiiqo, waxay la wadaagay Dareen Qaybsi, maalin kasta waan dhagaysta o waan u duceeyaa, Sharaf baan Qalbigayga kuu Hayaa Sharafti iyo Hagoogta Hablaha Fanka Soomaaliyeed.

  • Safiyo Habo Xbbt, waxaad akhrisataa ducada Xawqalada(لا حول ولا قوة ال بالله العلى العظيم) arintaadu way kuu furmaysa sida aad u jeceshay, Tusmo Adkaarta ha moogaan, annaguba waan kuu soo Ducaynaynaa oo wan kula Dareen Qabnaa, Tol iyo Qaraabo kulama Wadaago, lkn Dareenkayga aad baad ugu Xirantay Qaali Dumar.

  • Safiyo Tusmo, Walaahi waa qof aan aad u jeclahay, Aniga oo aan aqoon gooni ah u lahayn, hadana waxaan ula xanuunsaday sidi in ay Ehelkayga tahay, Waxay Mudnayd sidii Boqoradi in loola dhaqmo, Lkn Calaf iyo Nasiibka ayaan Saacidin, Waan kuu Duceeyay Ramadaanka 10 kiisa Danbe, waxaan ka Dhur-sugayaa Farxadaadi, Qabkaagi iyo Hankaaga inuu kuu suu laabto oo kuu sii kordho. Inta Dareenkaas ila qabta is Muujiya.

  • Kaa aad u xaraysay aniga iga iibi wll

  • ❌_____WaLaahi waa dhilo wayn oo kitaapkii peenaysay Yarabii ____ noo danpi Dhaaf🤣

  • Subhaan Allah rabi ayaa idiin kala cadaalad samaynaya wll rabi talo u daah cabdi sixiroole uu qiiqayaa yarku qiiqayaa

  • Mamo safiya alle haku sharfo hadal hooyonimo ayaaa kaaa muuqda

  • Insha Allhu way iman oo nu ku naaloon ku Raxaysan nabada iyo Barwaaqo

  • This is so sad” 😥 is it true gabdh ba is gubtay dartiii?😢🤬 he’s sick😭

  • Waxn kugulatalinaa in aad noloshada bnadasho oo aad kadhigto mid diimed hadana cimro aad waxwalba farxad aa kadmbeso

  • Alaa safiyoy abayo mis kina tahay walahi waxa hayso soo daa an dhihi laha ceebtu ma kaligay igu dhace naa.ninkagu aha asana ceebaye ma ha ween ku unba cebtu qabata sorry calakuli xal ninaa kuwa dumarka xumeyo ilaahay cadaabta ha ku fogeeyo

  • Heestaa yaa wada qaadi jiray riwaayadeese ku jirtay

  • iska jir tallaalka "mmr" vaccine waxaa la siiyaa markii carruurtaadu ay 15 bilood jiraan oo siriinjadu si gooni ah ayaa loo daaweeyaa (MMR) vaccine. “I’m not willing to do that, because I’m scared for the MMR,” Fidow said. “I don’t want to lose another kid again.” Fidow’s eldest son, Abdullahi, 14, did get the vaccine, over a decade ago. A few months later, Fidow said, Abdullahi was diagnosed with autism and severe intellectual disabilities. Despite all scientific evidence to the contrary, Fidow believes that his son’s diagnosis is directly linked to the measles, mumps, and rubella vaccine

  • Xasan Jilacow Maslax, kaadir kacaan waan salaamay lkn aaway Dabcasar magaaladaan isagaaa ugu caansanaaye? M laga baqay🤭🤗😂

  • Walaalayaalow aaway afxirashii (face coverings/masks).

  • Tusmo haka socoto waxaa la yiri iyo waxaa la yiri. Nolosheeda caadi haw raacato. Ayadaa chanis siinaysa hadalka. Taagere iyo tuugaare midna uma baahna hadalkeeda hala dhigo ayaduna haka fakarto danteeda. Jacaylka shacbiga haku raaxaysato farna ma jabin foolna ma jabin.

  • 😂😂😂

  • 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sory hooyo mcnto dhibkaaga waa dhibkayga wlh qalbiga idanqaday😭😭😭

  • 😪😪😪😪😓😓😓 sorry abyo

  • Safiyo tusmo wall nindumar waxyeel isdhaho dumarna ceeb malahee ceebee isdhaho ogow hoyadiibuucaaye adi waxba kumayeelin

  • Asc horta naagah somalida maxaa ka qaldan dadka markay siyaasada ka hadlayaan waa in lakee dad hadalkoda kooban ma ah in qofkii mesha soo istaagaa in uu talaxa tago wasiirka waxaan u rajeeynayaa shaqo ku meel gaar ah 😫

  • Salama aleykum, wllo waxani waa qadr allle inay sacads dhacado sidasina o dhacdo, Adigu gabadh fican baad tahay waan ku aminasanahay Inaad runta sheegayso Alxamdulilah, Mid kale aya jirtan u melen adigu waxan u melenaya Inaad dinta islamka aad wax ka taaqna markasi horta mid ogow ino qofka wanaagsan ama dinta o etixam badan la kulmi dono Laakin ka jahilka ah waxba ma garanayo isago, Manshallah gabadh fican baad tahay waan ku so ducaynaya

  • Nin mahin kas

  • Jiu

  • Ui

  • Safiya waa wallaasheen Dumarka iyo gabdhaha waa in la siiyaa ixtiraam Kaamil waana hooyo ilaah halaga baqo

  • Mansh alllah

  • lkn adi doqon maasthy

  • tusmo hada maxaa xal ah hadaadba sidaa sameysi

  • safiya xaraggo iyo qurux badan thy

  • Safio tusmo Tusmadii haweenkaay iska ilow nin xumi ciilkuu ku badey asagaa ceeboobey kun jeer katalaaba qaad meeshaadii hore hawada iga hoo salaan iyo soo dhaweyn weyn💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • ٩٩ج0كححححححخكم

  • halkaad kadagtaan soomaaliya muqdisho dad baaiska leh dhusta gado caabud waaq buska iyo boorku kabuuxo waalaiska xaaqaa muqdisho kkk

  • Iska naar beldn ad ado inta leg carurta ku gydy

  • ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • nolong.info/show/orOdeJaod61qfnU/video.html

  • I'm very sorry sister be strong woman

  • Asalamu Calaykum Yaa Ahlu Somal. Uduceeya Labadaba Wixii La isku hayo Waxa La isku Yaha kawayn. Somali baynu isku Nahay wiil iyo abtigiibaynu isku Nahay. Somaliyey ilahay aynu Ka cabsano dumarkana fadeexada Ka dayno aakhiro waa la is waydiin beenta dadka aad u soo Gudbinaysan idinkoo Ku Raadinaaya Fiyuus. Ha la is caafiyo waa maalmihii khayrka Badnaaye. Dulmigu ma wacna. Ilahay in badan bu Ka hadlay. S,W عن الله تبارك وتعالى أنه قال يا عبادي إني حرمت الظلم على نفسي وجعلته بينكم محرما فلا تظالموا Ragaw Dumarka Ceebahooda Hadaad Raadiso. Adigana Rabi Ceebahaga oo dhan Asturi maayo. ILAAHAY DUMARKA HA INOO ASTURO AMIIN RAGAW IDINA DUMARKIINA SOMALIYEED ASTURA CEEB RAADIS HANOQONINA. اللهم استر عوراتنا ، وامن روعاتنا، واكرمنا ولا تهنا، واعطنا، ولا تحرمنا، واثرنا ولا توثر علينا ، وارضنا وارض عنا ، وزدنا ولا تنقصنا ، واعنا ولا تعن علينا ، وانصرنا ولا تنصر علینا امین امین

  • Deeqa sonna iyo team ka kale mahadsanid. Walal shaqo qaran ayaa wadaa illahey Haku fududeyo

  • Gobee huleso

  • Maxaa looga sheekeyn maanta sida toogasho udhacdey .shalay markii hoyadi iyo walashi ladulmiyey cidina ma garab istaagin .😔😔

  • Safiya TUSMO we have respect 🙏for you wll

  • Walalahey groupka safiya tusma ayan ahey alaha kugu bedelo wax ka wanaagsan like supscrip ii saara

  • Salan la mid abaayo safiyo tusmo ramadan kareem aneen ❤

  • Ducadani goormaay isoo gaadhaysaa

  • Safiya tusmo jecliyaa

  • Doqontan. Indha adgaata👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • masha allah

  • Rasuunkeena SCW wuxuu yiri waxaa muslim ah Qofka afkisa iyo Gacmahisa laga nabad galo gabadhaa waa wallaasheena ilaah ka baqa ayadana iska daaya

  • Allah waa shuhada labadaa wiile ahlul quraanka ah jannatul firdowsa hoygooda haka yeelo.😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • Asc dhamaantiin soomaaliweyn Salaan sharaf sister tusmo aniga waxan kudhihi lahaa sabarka dugso insha allaaah

  • illahy qalbiga haku kabo calaamo lagu tusaye Isagna illahy haso hadeyo o xaqa hatuso😣😪

  • Allah ha u Naxariisto Aamiin.

  • Habaryar mcn wan kaxumahy waxa kugu dhacy lkin maxad udhihi way say amaan isii cab adan lahen sida kuma raacdo habo mcn

  • Émotionnelle walaxi 🥺😢😭

  • Mash'Allah soodaween quruxlee

  • ah allah unaxasito

  • Masha Allah

  • kaa wasiir laguma sheegi karo. Wax uu soo kordhiyey maleh. Wadankii intuu meesha yimid hadaan buu ka dhacay hadaa qofkaa sidaa ah ee nacamleyn waxaan aheyn aan la iman maxaa laga soo dhaweyn? Ohia in xaflad loogu qabtay ayaa ku filin in aanu qof tirsan aheyn.

  • Abdirizack good for presidential candidate

  • wll ilahay dartiss ii soo booqo wll ilahay hakusoyo waxaa jeceshahay eeduunya ah

  • Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/GORFQtjrspjL1wnZvbvKLX Forever living waxay no haysa fursad shaqo hada rabta inaad ka faidesato so qabsa link hosa mahadsanidin

  • Jacaylkii Cabdi Ciise inuu sida BUNKA kuu hayo, waa ku aragnaa. Lamaanahan cid heshiis dhex dhigta maa la waayey!

  • Sheekadaan wàaa layaabay gabdhaan haday saaan run Ku sheegayso waaaa gabdh aaaan caqli lahayn waaayo NIN aaan qabin seee lacag intaa leeg u siiisaa

  • Umul miyaa

  • Wali maxay u ciil qabtaa ceeb kale

  • Why you making soo interesting about your history and your love life Somali people's have their own difficulties struggling their daily life majorities no one's is interested have a life Madam

  • Wasiir arimaha Dibadda. Allaha Sharfo. Waxaan Dhihi lahaa. Mar Hore. In Laga. Dhigo. Ayeey. Aheyd. Waa Wasiir Qiimo. Badan. Waaye. Allaha Noo Xafido 🇸🇴💪

  • Manshaallaah ilaaheey ha ku xafido gudoomiye. OHIO

  • Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • M.a. ramadan. Mubarak. All. Muslims.

  • Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf kunoolada akhirana janada allah ha kugu🤲 casuumo🤲10k oo 🙏subscribed👈igu cawiya🤲 codsi🤲waye walaalahey Pli